Waxaa Kismaayo ku sugnaa qaar kamdi ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Jubbaland, balse kulamo ka dhacay dalka Kenya ayaa waxaa uu halkasi kulan ku yeeshay…
Dawladda Soomaaliya ayaa ku taamaysaa in goobo badan oo dalxiiska loo tagi jiray la hagaajiyo ammaankooda, si loo suurta-geliyo in dib loogu dalxiis tago. Sii…
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa saaka ku qarxay bar kantarool oo ay degganayeen ciidamada xasilinta Muqdisho. Sii akhri
Baabuur uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday tuulada Laas Gacamey oo u dhaxaysa deegaaada Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Sii akhri
Afhayeen u hadashay Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegtay in ciidamada Maraykanku aanay la soconin ciidamada Soomaaliya markii ay hawlgalka…
Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa dowrka ay duqeymaha cirka ku leeyihiin dagaalka dowladda ee ka dhanka ah Al-shabaab. Sii akhri
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa xalay tiro madaafiic ah ku weeraray deegaanka Ceel-Lahelay ee gobalka Galgaduud, oo ay dhowaan qabsadeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug. Sii akhri
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in hawlgal ay sameeyeen ciidmaada dawladda Soomaaliya 6-dii bishan lagu dilay 3 ka tirsan hoggaamiyayaasha al-Shabaab. Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada qaranka iyo shacab hubeysan ay qabsadeen magaalada Ceelgaras ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo horey gacanta ugu jirtay kooxda Al-Shabaab.…
Tuulada dahabka laga qoto ee Milxo oo ka tirsan degmada Laasqoray ayaa saaka waaberigii gubatey, kadib markii dab ka kacay mehrad ganacsi uu wax yeelo…










