Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu ku saabsan yahay xaaladaha ay ku shaqeeyaan gabdhaha suxufiyiinta ah ee deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sii akhri
Muran dhuleed ayaa soo kala dhexgalay maamulka magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose iyo dadweyne ka tirsan kuwa degaanka, murankaasi oo la xiriira dhul ay…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay nidaamka dowladeed ee caalamka iyo haddii la joogo xilligii laga gudbi lahaa in quwado kooban ay…
Beeraleyda Gobalka Hiiraan ayaa la sheegayaa inay dib u billaabeen qodoshada beeraha ka dib dib u dhacii iyo khasaarahii ay kala kulmeen fatahaadahii saamaayey dhul…
Waxaa xalay xoriyadoodii dib u helay Ilyaas Cabdinaasir iyo Maxamed Cabdi Cabdullaahi oo ka tirsanaa TV-ga MMTV oo ka mid ahaa saddex weriye oo maalintii…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo laabtay magaalada Muqdisho kadib safar laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea. Sii akhri
Sii akhri
Maamul goboleedka Puntland ayaa shalay soo geba-gebeeyey doorashadii madaxtnimada iyadoo uu ku guulaystay madaxweynaha talada haya Saciid Cabdullaahi Deni. Sii akhri
Madaxweynaha Masar Cabdilfataax Al-Siisi ayaa marti-qaad u fidiyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu booqasho ku tago dalkaasi, sidaasi waxaa tebisay wakaaladda wararka dawladda Soomaaliya…
Mas’uuliyiinta Jubaland ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay baarayaan, tallaabadana ka qaadi doonaan dadka soo geliya gobolka raashin dhacay ama tayadoodu aanay wanaagsanayn. Sii akhri










