Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay shan qof dhinteen, toddoba kalena ay dhaawacmeen kadib markii qof ismiidaamiye ah uu saaka isku qarxiyey maqaayad ku taal degmada…
Maxkamad Turkish ah ayaa maanta ku ganaaxday wiilka madaxweynaha Soomaaliya lacag dhan $900, sababo la xiriira inuu si aan ku talo-gal aheyn ugu dhacay islamarkaana…
Qarax khasaare gaystay ayaa barqanimadii maanta waxa uu ka dhacay xarun mashquul badneyd oo ku taalla degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Sii akhri
Sii akhri
Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaa toddobaadkan ka furmaya shir madaxeedka Ururka aan dhanna raacsaneyn. Sii akhri
Cudurka shubanka ayaa ka dillaacay magaalada Jalalaqsi, mas’uuliyiinta caafimaadkuna waxay sheegayaan inay carruuri u dhimatay. Sii akhri
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom iyo Hay’adda Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa is weydaarsaday eedo kadib markii ciidamada hay’adda ay xireen shaqaale ka tirsan shirkadda. Sii akhri
Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntlanad Cabdrisaaq Axmed Siciid ayaa waraysigii ugu horeeyey ee ay la yeelatay VOA waxaa uu ka warbixinyey shaqooyinka u qabsomay baarlamanka…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, si uu u dardar geliyo dagaalka ka dhanka ah…
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerarka doorashooyinka soo socda oo lagu wado in la qabto dabayaaqada sannadkan. Sii akhri










