Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay fursadah tamarta la cusbooneysiiyo ee Soomaaliya ay haysato. Sii akhri
Muqdisho — Shalay waxa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia lagu soo gabagabeeyay Shir madaxeedkii wadama Midowga Africa. Shirka ayaa madaxdu ka soo saartay war murtiyeed…
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xeerarka Doorashooyinka, iyadoo qaar ka mid ah ururrada siyaasadda iyo siyaasiyiin kaleba ay kasoo horjeesteen.…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laamaha ammaanka ee Ethiopia ay isku dayeen in shirka Midowga Afrika laga hor-istaago madaxweyne Xasan Sheekh oo ka mid ahaa…
Faadhigii Golaha Wakiilada Somaliland ee maanta ayay mudanayaashu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Xeerarka Doorashooyinka. Sii akhri
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaysytaha waxa toddobaadkan marti ku ah Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya Xasan Macallin oo ka hadlay arrimo la xiriira wax ka beddelka dastuurka.…
Magaalada Muqdisho waxaa xalay lagu soo geba-gebeeyey shir muddo laba casho ah socday oo looga hadlayey hannaanka mideynta canshuuraha dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada. Sii…
Madaxa xisbiga mucaaradka Waddani ee gobolka Awal ayaa ku baaqay in xorriyaddooda loo soo celiyo ama maxkamad lasoo taago dhallinyaro loo xiray arrin la xiriirta…










