Sii akhri
Heshiiskan ayaa lagu magacaabaa “Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha,” waxaana 8-dii bisha lagu saxiixay dalka Turkiga. Sii akhri
Dhakhtar daraasad ka sameeyay xanuunada jooniska (Cagaar-shawga) ayaa soo saaray in tobankii qofba hal qof uu la nool yahay xanuunada beerka ku dhaca gudaha Somaliland.…
Khasaare ka dhashay dab ka kacay suuqa degmada Jawiil ee gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku hanti waayay dad danyar u badan oo suuqa Jawiil ganaacsiyo…
Labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa malmahan ka doodaya dib u eegista iyo dhameystirka Dastuurka KMG ee Soomaaliya, oo qabyo soo ahaa tan iyo sanadkii…
Magaalada Baydhaba waxaa lagu soo gabagabeeyay shir kor loogu qaadayay tayada garsoorka ee maamulka Koonfur Galbeed, kaasi oo tababarro loogu sameeyaynay xeer ilaaliyaasha iyo garsoorayaasha…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyey doodda cutubka koowaad ee dastuurka iyo qodobada lasoo jeediyey in la beddelo ama la saxo. Sii akhri
Hay’adda Duulista Rayidka ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay shalay soo saartay ku eedaysay mas’uuliyiinta hawada ee Somaliland inay carqalad ku hayeen duulimaadyada maraya…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Kismaayo ka daahfuray shirka 2-aad ee Golaha Maamulka iyo Hormarinta Kallumeeysiga Soomaaliya. Sii akhri










