Beesha dhaqaalaha ee Bariga Africa ayaa maanta rasmi ah ugu dhowaaqday inay Soomaaliya ka mid tahay ururkaasi, isla markaana ay noqotay xubintii siddeedaad. Sii akhri
Dhakhaatiir isugu jirta Soomaali iyo Baakistaaniyiin ayaa maalintii saddexaad Muqdisho ka wada mashruuc indhaha loogu fiiqayo dadka indhaha caadku ka saarmay. Sii akhri
Waxaaa markii ugu horreysay magaalada Boosaaso lagu qabtay Bandhiga Buugaagta ee Bari BookFair2024, kaasi oo ay qaban qaabiyeen golaha degaanka Boosaaso iyo dhallinyarada gobolka Bari.…
Waxaa magaalada Hargeysa laga daah-furay adeegga caymiska caafimaadka, iyada oo mas’uuliyiinta shirkadda caymiska ee lagu magacaabo Wadaag ay hirgaliyeen. Sii akhri
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dadaallada ay waddo dowladda Mareykanka ee ku aadan xasillooni kusoo dabaalidda dalal badan oo ka mid…
Qurba joogta degaanka oo kaashanaya kuwa gudaha ku nool ayaa ku guuleystay dhismaha Iskuul saddex qol ka kooban oo laga yagleelay degaanka Qabno oo hoostaga…
Sii akhri
Kulan ballaaran oo dhallinyarada looga wacyi-gelinayo daroogada iyo si xun u siticmaalka baraha bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Sii akhri
Bulshada Soomaalida waxaa beryahan danbe ku soo badanayay cudurka Cancer-ka iyadoo baahi weyn loo qabo baaritaan iyo daweyn. Sii akhri
Maalintii labaad ayaa hawlgalo milatari ay ka soconayaan deegaano ka tirsan Jubada Hoose. Sii akhri










