Dhageyso warbixinno iyo falanqeyn ku saabsan khudbaddii madaxweyne Biden ee State of the Union. Waxaa falanqeynaya madaxa laanta afka Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxmaan Yabarow. Sii…
Saajin Korbein Schultz oo sidoo kale ah nin sirdoonka la shaqeeya ayaa lagu eedeeyey lix gal dacwadood oo ay ku jiraan inuu maleegay inuu helo,…
Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay falalka amni darro ee dhawaanahan ka dhacayay Muqdisho, gaar ahaan kuwa la xiriira arrimaha qoyska. Sii…
Sii akhri
Maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo Hay’adaha samafalka ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed ayaa kulan ay ku yeessheen magaalada Baydhaba ka wada hadlay sida loo…
Toddobaadkan waxaa magaalada Muqdisho ku soo gabagaboobay Madasha Aragti-wadaagga 7-aad, wejigeedii 2-aad ee Machadka Cilmi Baarista ee Heritage. Sii akhri
Hargeysa — Maalinta berri oo ku beegan 8-da bisha March waxa dunida oo dhan looga dabaal degayaa maalinta haweenka adduunka, waana xus sanadle ah oo sanad…
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay lagu soo gagabeeyay shir ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed, kaasoo looga hadlayay ka hor tagga fikirka…










