Shir looga hadlay sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka ka dhashay isbeddelka cimilada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba. Sii akhri
Marin biyoodka caalamiga ah iyo xeebaha Soomaaliya oo aanan lahayn ilaalo xooggan oo Soomaali ah, ayaa sal u noqday in falalka burcad badeedka, oo sanadihii…
Mas’uuliyiin iyo ganacsato ku sugan magaalada Kismaayo ayaa yeeshay kulan cusub oo ay kaga hadlayaan dhismaha waddooyinka isku xira magaalada Kismaayo. Sii akhri
Dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ku ansixiyey qaraarka oggolaanaya La-Dagaalanka Islaam Nacaybka, iyo magacaabista ergay gaar ah oo…
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii Khamiistii al-Shabaab ay ku qadday hoteelka SYL ee magaalada Muqdishu ayaa loo duuliyey dalka Turkiga si halkaasi…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; heerka iyo noocyada dhimirka Soomaaliya. Sii akhri
Sii akhri
Magaalada Hargeisa waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay tartanka Qur'aanka Kariimka ah oo gaar u ahaa wiilasha xufaadda ah ee isaga kala yimi gobollada Somaliland. Sii…










