Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xaaladda dad lagu qiyaasay hal milyan oo barakacayaal ah oo ku nool magaalada Baydhaba. Sii akhri
Qiimaha lagu iibiyo raashiinka qutul daruuriga ah ee Soomaaliya ayaa kordhay xilli lagu guda jiro bisha Ramadaan. Sii akhri
Weli waxaa socota doodda uu baarlamanka Soomaaliya ka leeyahay cutubka 4-aad ee Dastuurka Soomaaliya. Sii akhri
Sannad kasta 21-ka Maarso oo shalay ku beegnayd waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Gabayga. Soomaaliya waxaa lagu naanaysaa waddankii gabyaaga. Sii akhri
Muqdisho — Shirkadda Hormuud ee ugu weyn isgaarsiinta Soomaaliya ayaa shalay daah-furtay adeegga cusub ee internetka ee ugu xawaaraha iyo mug-qaadka weyn loona yaqaan 5G network.…
Xoghayaha Arimaha Dibada ee Maraykanka Antony Blinken ayaa wadahadallo maanta oo Khamiis ah ku kula leh dalka Masar madax Carbeed. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaqiijinta qoondada dumarka ee Baarlamanka Soomaaliya, iyo dadaalka dumarka ku jira baaralamanka. Sii akhri
Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay magaalada Qoryooley. Sii akhri
Sii akhri










