Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay inta la xaqiijiyay qaar kalena wey ku dhaawacmeen dagaal qaraar oo shalay iyo xalay ka dhacay meel ku…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka mid ah muddanayaasha baarlamaanka fedaeralka Somaaliya ee kasoo horjeedo sida loo wado wax ka bedelka iyo dib u eegista dastuurka.…
Mas’uuliyiinta katirsan Maamulka KG iyo saraakiil kasocday hay’adaha Samafalka ayaa kulan kuyeeshay magaalada Baydhabo, waxayna kawada hadleen sida looga hortagi karo khasaaraha ay gaysan karaan…
Maamul goboleedka Puntland ayaa ka digay wax ka beddel lagu sameeyo dastuurka Soomaaliya iyadoo aan laga wadatashan. Sii akhri
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyaadka ururka al-Shabaab ay saacadihii hore ee saaka weerar ku qaadeen tuulada Daaru Nicma halkaasi oo…
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida uu u kobcayo dakhliga dowladda federaalka Soomaaliya oo dhowaan laga cafiyey deyn caalami ah iyo…
Madaxtooyada Puntland ayaa xalay xilli dambe soo saartay warsaxaafadeed ku saabsan doodda dastuurka Soomaaliya ee ka socota baarlamaanka Soomaaliya. Sii akhri
Dumarka xildhibaanada ah qaarkood ayaa ka walaacsan sida ay noqon karto saamigii dumarka ee golayaasha sharci dejinta marka uu dhaqangalo wax ka bedelka dastuurka. Sii…
Dumarka baranaya Baabuur wadista ayaa kusoo kordhayey magaalada Muqdisho bilihii dembe, iyadoo arrintaan la sheegay in ay xiriir la leedahay isbdelka xagga amniga ah ee…










