Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay waxaa maanta maxkamadi ay dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo ku eedeysnaa gacan ku dhiiglenimo. Sii akhri
Magaalada Hargeisa waxaa maanta lagu qabtay xuska maalinta 18-ka May oo sannadkan ku beegan 32 guuradii ka soo wareegtay markii Somaliland ay si iskeed ah…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay muhiim tahay in la dhaqan geliyo shuruucda iyo habraacyada kala duwan ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed. Sii akhri
Waxaa laga dayrinayaa xaaladda nololeed ee barakacayaasha ku nool duleedka woqooyi ee magaalada Kismaayo, iyada oo ay hooseeyaan adeegyada bulsho, gaar ahaan adeegyada caafimaadka oo…
Dawladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay inay dalka ka cayrisay laba nin oo u kala dhashay Jarmalka iyo Poland, kuwaas oo lagu kala magacabo Jocek Jozef…
Barnaamijka Madasha Haweenka ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa halgalnka siyaasadda ee Haweenka Soomaaliyeed, waxaana marti ku ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowsiya Xaaji…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqsho ku joogaa magaalada Dooxa ee waddanka Qadar ayaa la kulmay Amiirka dadkaasi Tamim bin Hamad Al Thani. Sii akhri
Dadadku amray maanta in lasoo xiro Xeer-ilaalihaya Guud ee Puntland, waxaa ka mid ah wasiirkii hore ee maaliyada Puntland Xasan Shire Abgaal, waxaana uu ka…
Maxkamadda Sare ee maamulka Puntland ayaa amartay in lasoo xiro mas’uuliyiin xilal kala duwan hore uga soo qabtay Puntland iyo qaar hadda ka haya xillal…
Qarax lagu xiray gaari noociisu ahaa Surf oo uu lahaa qof muwaadi caadi ah ayaa ka dhacay agagaarka Muqdisho Mall ee magaalada Muqdisho, iyada oo…