War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen dowladaha Sacuudiga iyo Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay booqashadii Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Sii…
Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta isku shaandhayn kooban ku sameeyey kuraas ka mid ah golaha wasiirrada. Sii akhri
Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa saaka oo Axad ah magacaabay xubno ka tirsan golihiisa wasiiradda, waxaana uu wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga…
Dowladda Soomaaliya ayaa codsi u gudbisay Midowga Afrika oo ku saabsan hawlgalka ciidamada caalamiga ah ee wixii ku dambeeya bisha December ee sannadkan. Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegatay in ka badan 50 maleeshiyaadka al-Shabaab in lagu dilay duqayn ka dhacday maanta degaan u dhow magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug.…
Maxkamadaha Muqdisho ayaa tan iyo sanadkii hore dhammaadkiisa waxa ka socday dhageysiga dacwado musuq-maasuq oo loo haystay saraakiil iyo shaqaale u shaqeynayay dowladda. Sii akhri
Sii akhri
Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ugu jirta hanashada kursiga Guddoomiyaha Guddiga Midowga Africa, taas oo la qaban doono bisha February ee 2025, waxaana qofka ku guuleysta…
Sii akhri










