Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay madaxda maamul goboleedyada dalka in aysan siyaasadayn 'arrimaha muhiimka u ah qaranka' oo ay ka mid…
Markab kuwa dagaalka ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa maanta kusoo xirtay dekadda magaalada Muqdisho. Sii akhri
Barnaamijka Dhallinyarada waxa uu ku saabsan yahay saameynta ay falalka xagjirnimada ku yeeshaan dhallinyarada Soomaaliyeed. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan. Sii akhri
Wasiirka Maaliyadda ee Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo nagu soo boqoday xarunta VOA ee Washington ayaa ka hadlay aragtida dowladda Djibouti ee heshiiskii is-afgarad ee…
Kulan looga hadlayay Sidii xal waara loogu heli lahaa Barakacayaasha ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Bay. Sii akhri
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda Badda Cas ka taagan ee lagu weeraray maraakiib dhowr ah iyo saameynta ganacsi ee ay…
Dekadda magaalada Kismaayo waxaa ka socda dhoofka xoolaha nool oo muddo dheer hakad uu ku jiray. Sii akhri
Dhawaan waxaa magaaladan Washington lagu soo geba-gebeeyey kulan looga hadlayey dhaqaalaha dunida oo ay soo qaban qaabiyeen hay’ada IMF iyo Bankiga Adduunka. Sii akhri
Warbaahinta dawladda Turkiga oo soo xiganaysa wasiirka Tamarta ee Turkiga Alparslan Bayraktar ayaa sheegtay toddobaadkan in Turkiga uu sannadka 2025-ka billaabi dooni qodista shidalaka Soomaaliya.…
Boosaaso — Qaar ka mida dadweynaha ku nool magaalada Boosaaso ayaa cabasho ka muujiyey, sare u kac ku yimi qiimaha shidaalka, kaas oo saamayn ku yeeshay…










