Muqdisho — Maanta oo kale 3-da May, waxaa sanad walba dunida laga xusaa maalinta xorriyadda saxaafadda. Maalinta xorriyadda saxaafadda adduunka, ee uu aasaasay golaha loo…
Sii akhri
Dallada Ururada Bulshada Rayidka Puntland ee (PUNSAA) ayaa doorashooyinkii golayaasha degaanka ee Puntland ka dhacay kadib waxay in ka badan 10 degmo ku qabatay kulamo…
Iyadoo shalay meelo badan oo caalamka ah laga xusay munaabadda maalinta shaqaalaha adduunka oo ku beegan kowda May ayaa Soomaaliya oo kamid ah dalalka maamusay…
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Brigadier General Ibraahim Sheekh Muhyadin ayaa shalay magaalada Muqdisho kula kulmay, Taliyaha howlgalada Gaarka ah ee ciidamada Mareykanka Colonel David…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in xukuumadda ay ka go’an tahay in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah, oo…
Kal-fadhigii saddexaad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta iyo Waddamada Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa lagu caddeeyay taageerada amnigooda, xasilloonida, midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka…
Madaxa sirdoonka Turkiga ayaan booqasho aan horey loo sii shaacin maanta ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Sii akhri
Dawladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir loogu magacdaray “Geeddi-socodka Hirgelinta Hannaanka Dib-u-heshiisiinta Qaran”, oo uu daahfuray Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre. Sii…










