Washington — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan wuxuu ku saabsanyahay dhallinyarada Soomaaliya, waxaana soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Doorka odayasha Dhaqanka Soomaalida iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen. Sii akhri
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya Sheekh Adan Maxamad Nuur (Sheekh Adan Madoobe) ayaa Arbacadii hadal u jeediyay Golaha Sharcidajinta ee dalkaasi, kadib markii xarunta…
Soomaaliland ayaa maanta u dabbaaldegaysa sannadguurada 33-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga, waxaana meelo badan oo gudaha Somaliland iyo dalalka debedda ahba…
Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shirkii Madasha Wadatashiga Qaran. Shirka waxaa maanta tagay hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Firdhiye. Sii akhri
Waxaa goor dhow war-murtiyeed laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka ah…
Meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya waxaa maanta dhallinyarada ay ku qabteen munaasabado ay ku xusayeen xuska sanadlaha ah ee maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed. Sii…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiisyadii ay dhowaan Nairobi ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, kuwaasi oo taabanayey dhinacyo badan oo…
Maxamkamadda Racfaanka ayaa goor dhaweyd dil toogasho ah ku xukuntay Sayidcali Macallin Daa'uud oo ku eedeysan inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicaziiz oo u geeriyootay dhaawac…










