Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in miisaaniyadda dalka ay sanadaha dhow 50 boqolkiiba ka timaado kalluumeysiga, waxaaa sidaas sheegay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Sii akhri
Sii akhri
Jowhar — Si looga badbaado abaaraha iyo fatahaadaha soo noqnoqda ee ku dhufta guud ahaan Soomaaliya gaar ahaanna HirShabeelle, loona kordhiyo wax soo-saarka dhinaca beeraha ayaa…
Muqdisho — Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir lagu qiimeynayay adeegyada hay'adaha Qaramada Midoobay ay ka qabtaan dalka iyo waxyaabaha muhiimka ah ee laga gaaray shaqooyinkii…
Jigjiga — Magaalada Jigjiga waxaa lagu soo gaba gabeeyay Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta, kaas oo noqday kii labaad oo nuuciisa oo kale ah oo ay…
Berlin — Qaar ka mid ah dhalinta Soomaalida ee qaxootinimada ku galay Jarmalka 10-ki sano ee u danbeeyey, ayaa sameeyay horumar waxbarasho iyo mid ganacsi oo…
Xubnaha baarlamanka maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta u codeeyey wax ka beddel lagu sameeyay qodobo ka mid ah dastuurka maamulka. Sii akhri
Somaliland ayaa hadashay wadahadalladii Ankara ku dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku saabsanaa xal u helista khilaafka labada dhinac ee ka dhashay is-afagardkii ay Addis-Ababa…
Muqdisho — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale maanta booqasho ku tagay mid ka mid ah degaannada ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe ee ay…
Muqdisho — Xaaladda isbeddelka cimilada ee Soomaaliya ayaa kasii daraysa iyadoo ay jiraan abaaro, barakac iyo fatahaado soo noqnoqda xilliyo kala duwan. Mas’uuliyiinta Qaramada Midoobay…










