Sii akhri
Sii akhri
Sii akhri
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta hawlgallo ka sameeyey jidka isku xira Janaa Cabdalle iyo Afmadow, iyaga oo qabsaday tuulada Harboole.…
Guddiga doorashada Somaliland iyo Golaha Wasiirrada ayaa mar kale ku celiyey in jadwalka doorashooyinka madaxtinnimada iyo baarlamaanka aysan waxba iska beddelin, iyadoo dhinaca kalena fikrado…
Kulankii labaad ee kalfahdiga shanaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta baaqday maalmo uun kadib markii ay soo xaadiri waayeen tiro buuxda ee aqlabiyadda loo baahnaa.…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa wareysi aan la yeelanauy Ayaan Axmed Caydiid oo loo yaqaan Ayaan Kaaba, oo ah gabar abwaanad…
Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay colaad beeleedyada toddobaadyadii ugu dambeeyay ka jiray meelo ka mid ah koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Sii…
Nairobi — Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya waxaa shalay lagu aasay gabar dhallinyaro ah oo ka mid aheyd saddex qof oo Soomaali ah Jimcihi lagu dilay…
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali- Firdhiye, oo booqasho ku jooga magaalada Jabuuti ee xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa kulan la yeeshay Jaaliyadda SSC ee Jabuuti.…










