Ciidanka Xoogga Dalka oo wali wada dabagalka firxadkii Khawaarijta ayaa gacanta ku dhigay Maleeshiyaad kale oo ka tirsan Khawaarijtii lagu jebiyay Degmada Ceeldheer ee Gobolka…
Jabkii isdaba joogga ahaa ee khawaarijta ka soo gaaray Ceeldheer, Bariirre, Sabiid, Caanoole iyo Wargaadhi waxa ay direen dhawr fariimood oo mudan in lagu baraarugo”…
Doha(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaalan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Axad ah kaga qeybgalay magaalada Dooxa shirka heer Wasiir ee loogu gogol-xaarayo…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar, isaga oo ku biiraya hoggaamiyeyaasha dalalka Islaamka…
Muqdisho,(SONNA): Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka sareeyo Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar Khaalid iyo wafdi Saraakiil uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada Ceeldheer, halkaas oo Ciidanka…
Muqdisho, (SONNA) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Shirka Wadatashiga Garsoorka ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed. Guddoomiyaha ayaa xusay muhiimadda uu…
Muqdisho(SONNA):-Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu furmi doono maalinta sabtiga ah oo…
Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijtii lagu jebiyay Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlagallo Qorsheysan ka…
Muqdisho(SONNA);-Ramla Saciid Axmed Cali, oo ah gabadhii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee ku guuleysata bilad dahab ah oo caalami ah dhinaca feerka, isla markaana hanatay…

