Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo ciidamada deegaanka ayaa subaxnimadii maanta ka hortagay weerar ay kooxda argagixisada Khawaarijta Al-Shabaab kusoo qaadeen degmada Ceel-Dheer ee gobolka…
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaiya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgaley Meertada 11-aad ee Madasha Caalamiga…
Beirut-Lebnon-(SONNA)-Shir lagu aas aasayay Gole Baarlamaan cusub oo mideynaya sharci dejiyayaasha Qaaradaha Afrika iyo Aasiya ayaa lagu qabtay Magaaladda Beirut ee caasimadda Dalka Lebnon, waxaana…
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Deegaanka ayaa maaanta ka hortagay weerarro ay kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab saakay waaberigii ku soo qaadeen duleedka Degmada Qadiimiga…
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo ay xilligaan taladiisa hayaan MadaxdaTurkiga ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay tallaabooyin adag ka qaaddo Israa’iil ,ka…
Maamulka Wasaaradda Beeraha XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu soo bandhigaayey hal abuurka dhallinyarada ee dhinaca wax soo saarka Beeraha. Munaasabaddaan oo lagu…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa looga…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad ay…
Muqdisho(SONNA):-waxa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabadda xarig-jarka xarunta Taliska Ciidanka Haramcad, kaddib markii dib-u-dayactir ballaaran lagu sameeyay xarunta. Xafladda ayaa waxaa ka qayb galay…

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo si adag u cambaaraysay weerarkii Israa’iil ku qaaday dalka Qatar
Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gardarrada ahaa ee maamulka Israa’iil u gaystay dalka Qatar gaar ahaan magaalada Doha.…
