Mas’uuliyiinta amniga ee Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay hawlgal ka dhan maleeshiyaad ka tirsan ururka al-Shabaab degaan u dhow magaalada Xuddur ee gobolka Bakool. Sii…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa qeybtii labaad ee wareysi aan la yeelanay Ayaan Axmed Caydiid oo loo yaqaan Ayaan Kaaba, oo…
Magaalada Laascaanood iyo guud ahaan deegaanada SSC Khaatumo waxaa ka billowdey Talaalka ka hortagista xanuunka Dabaysha. Sii akhri
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ciidamada maamulka iyo kuwa Dowladda Federaalka oo is garabsanaya ay ka hortageen saddex weerar oo maleeshiyaadka al-Shabaab…
13-kii bishan ayaa maxaabiis u xkuman dabiyo la xiriira argagixisannimo ay isku dayeen inay ka baxsadaan xabsiga dhexe ee Muqdisho iyaga oo bastoolado iyo bambooyin…
Luuq — Degmada Luuq ee gobolka Gedo, waxaa ka socda shir nabadeed oo xal looga gaarayo dagaal beeleed ay dad ku dhinteen oo halkaasi ka dhacay…
Doorashada Golayaasha Deeganka ee saddex degmo oo ka mid ah maamul goboleedka Puntland oo horey dib loogu dhigay ayaa maanta ka dhacday degmooyinka Garoowe, Godobjiraan…
Ururrada xuquuqda aadanaha iyo hoggaamiyayaasha siyaasadda Soomaaliya qaarkood ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta dawadda federaalka in la sii daayo weriye Calinuur Salaad oo shalay ay xireen…
Sii akhri
Dhadhaab — Qaar ka mid ah qaxootiga Soomaalida ee ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, ayaa fikradahooda ka dhiibtay ka haristi uu madaxweyne Joe…










