Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan xaaladaha ku xeeran hub sharci darro ah oo dhowaan lagu boobey degmada Caabudwaaq ee Galmudug. Waxaa soo jeedinaya…
Garoowe — Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani oo ka hadlay doorashadi golayaasha deegaanka ee shalay ka dhacday saddex degmo oo ka mid ah Puntland, ayaa bogaadiyay…
Jigjiga — Waxaa magaalada Jigjiga Arbacadi shalay ka furmay kal-fadhiga todobaad ee golaha lixaad ee Baarlamaanka Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman…
Garoowe — Guddiga doorashada ee maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray natiijada hordhaca ah ee doorashadii golayaasha degaanka ee shalay laga qabtay degmooyinka Garoowe, Godobjiraan iyo…
Mas’uuliyiinta amniga ee Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay hawlgal ka dhan maleeshiyaad ka tirsan ururka al-Shabaab degaan u dhow magaalada Xuddur ee gobolka Bakool. Sii…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa qeybtii labaad ee wareysi aan la yeelanay Ayaan Axmed Caydiid oo loo yaqaan Ayaan Kaaba, oo…
Magaalada Laascaanood iyo guud ahaan deegaanada SSC Khaatumo waxaa ka billowdey Talaalka ka hortagista xanuunka Dabaysha. Sii akhri
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ciidamada maamulka iyo kuwa Dowladda Federaalka oo is garabsanaya ay ka hortageen saddex weerar oo maleeshiyaadka al-Shabaab…
13-kii bishan ayaa maxaabiis u xkuman dabiyo la xiriira argagixisannimo ay isku dayeen inay ka baxsadaan xabsiga dhexe ee Muqdisho iyaga oo bastoolado iyo bambooyin…
Luuq — Degmada Luuq ee gobolka Gedo, waxaa ka socda shir nabadeed oo xal looga gaarayo dagaal beeleed ay dad ku dhinteen oo halkaasi ka dhacay…










