Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiisyada Soomaaliya ay la gashay Masar ee ka caraysiiyey Itoobiya, iyo xiisadda sii kordheysa ee ka dhex…
Dowladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in weeraro ay duqeyn cirka ah ku jirto, oo ay ka fuliyeen deegaano ku yaalla Galguduud iyo Shabeellaha Dhexe, ay…
Dadka ka faallooda arrimaha amniga ayaa ifafaallo wanaagsan ka muujiyay tallaabo dowladda Soomaaliya ay ku howlgalisay adeegga numberka gaaban ee 888 ee ka jawaabista qataraha…
Guddoomiyaha Maxkmadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay in sanadkaan 2024-ka ay maxkamaddu qabatay gal dacwadeedkii ugu badnaa ee abid soo mara, iyadoo Maxkamadda ay ka jirto…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula hadlay madaxweyne ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna madaxa arrimaha siyaasadda iyo amniga Josep Borrell, sida ay sheegtay…
Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaalida ee muhaajiriinta ah ee ku go’doonsan dalka Brazil. Sii akhri
Maamulka magaalada Boosaaso ee Puntland ayaa soo bandhigay qorshe ay ku ballaarinayaan magaalada. Sii akhri
New York — Qaramada Midoobay ayaa Talaadadi shalay ugu baaqday Dowladda Soomaaliya, in ay carruurta ka yar da’da 18-ka sano ee lagu xakumo dilka toogasho aanan…
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan deg deg ah oo ay Hargeysa ku yeesheen ku diiday codsi uu horey ugu gudbiyay Xeer Ilaalinta Somaliland oo…
Waxaa shalay magaalada Hargaysa lagu xiray xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, lagana soo doorto gobolka Awdal. Sii akhri










