Shir sanadeedkii nabadda ee maalmihi la soo dhaafay ka socday magaalada Garoowe, kaasi oo ay soo qabanqabisay hayádda cilmi-baarista PDRC, ayaa geba-gabadiisa laga soo saaray…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan, waxaana marti ku ah; Maxamed Cabdi Cali, oo ah madaxa qeybta…
Garoowe — Magaalada Garowe waxaa ka socda shir sannadle ah oo looga hadlo nabadda, kaas oo ay ka qeybgalayaan siyaasiyiin, aqoonyahan iyo saxafiyiin. Shirkan oo ay…
Sii akhri
Sii akhri
Washington — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaa ku marti ah Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya, haddana ka…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay arrimaha doorashooyinka Somaliland. Waxaa magaalada Hargeysa ka soo diray wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle. Sii akhri
Sida ay daabaceen qaar ka mid ah warbaahinta Turkiga, xukuumadda Ankara ayaa qorsheyneysa in ay xeebaha Soomaaliya u dirto markab dagaal oo ay leeyihiin ciidanka…










