Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in hubka la geeyey Soomaaliya uu kasii dari karo colaadda, loona weecin karo argagixisada, sida ay maanta ku…
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dhibaatada Soomaalida ka haysata helista dal-ku-galka India, si ay u helaan daryeel caafimaad. Sii akhri
Markab ay leedahay Masar ayaa magaallada Muqdisho ka dajiyay hub isugu jira qoryahah lidka diyaaradaha iyo madaafiic, sida ay sheegeen saraakiil Soomaali ah oo magacooda…
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay darbi bakhaar lagu keydiyo saadka ciidamada oo ku soo dumay shaqaale xoogsato ah oo raashin ku…
Shir looga hadlayo xal u helida xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Sii akhri
Baydhaba — Saraakiisha amniga magaalada Baydhabo ayaa sheegay, in howlgal dhanka amniga ah oo ay magaalada ka sameeyeen ay fashiliyeen weerar loo adeegsan rabay walxaha qaraxa. …
Markab xamuul oo Masar ay leedahay ayaa xirmaddii labaad oo hub ah geeyey Soomaaliya, sida ay Isniinta maanta ah xaqiijiyeen saraakiil militari iyo mas’uuliyiinta dekadda…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday qoys Soomaaliyeed oo Al Shabaab u sameeyey akoono ay dhaqaalle ugu ururinayaan. Sii akhri
Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda dadaallo la doonayo in looga hortago in la leexsado ama la musuq-maasuqo sahayda gargaarka bani’aadanimada ee loogu talogalay dadka…
Shir sanadeedkii nabadda ee maalmihi la soo dhaafay ka socday magaalada Garoowe, kaasi oo ay soo qabanqabisay hayádda cilmi-baarista PDRC, ayaa geba-gabadiisa laga soo saaray…









