Ahmed Haybe (Ahmed Dawlo) Haybe2000@yahoo.com Immediately after the new Script had been introduced, Somali became the sole official language of the state, i.e. the language…
Mar kale ayaa niman Reer Cali ahi geel kasoo qaadeen dhaceen Ciidagale. Geelii ayaa waxaa ka daba yimid ciidan Ingiriis iyo Xabashi isugu jira oo…
Mar aan is idhi tolkii ayuu guubaabinayey khilaafka iyo qabyaaladana inay iska dhawraan u sheegayey wuxuu tiriyey gabay aan filayo inuu intan aad uga dheeraa…
Dagaalkii Jiidha ee uu Maxamed-dheere gabayada dhawr ka ah ka tiriyey ka dib ayaa waxaa mar kale dagaalamay Abraahiin iyo Habar Yoonis. Weerar Cali gabayaa…
Gabaygan Maxamuud wuxuu ka tiriyey geelii faraha badnaa ee labaxay Indha Badane ee Ogaadeenku kasoo mooro duugay Isaaq dagaal xun dabadii. Wuxuu abwaanku ka sheekaynayaa…
Xaflad lagu maamuusayey daahfurkii Kulyadda Lafoole, kolkii ay noqotay kulyad madaxbannaan badhtamihii 1970aadkii, oo isla Lafoole lagu qabtay ayuu Dhoodaan gabaygan ka tiriyey. Maxamed Siyaad…
Gabaygan taariikhdiisa oo dhan iyo gabayo kale oo laga tiriyey dagaalkii Dhurwaale halkan ka eeg: Taatiikh iyo Gabayo Maansada Cabdiyo Nuurba way, igu canaanteene Ciroolahaa…
Xasan Maxamed Ibraahim xasanyare@msn.com Suugaantu waa kayd maguuraan ah oo lagu xafido dhaqanka iyo taariikhda umadi leedahay, lagana dheehan karo waxa ay aaminsantahay, waxa qiima…
VII: Gabayagii Buraale Cali Ubaxle ee Silsiladdii Rayad Hordhaciigabaygu wuu soo socdaa: Wuxuu yidhi Dacwigii Qamaan yidhi anaan danabku ii keenin Ma doonayn inaan gabayo…
Maxamed Cabdullaahi Jibriil oo ku magac dheeraa Af-Durdur wuxuu ahaa gabayaa caan ah oo u dhashay Gaadsan, Dir, degaankiisuna ahaa Qorraxeey iyo inta la ollaga…