Awal hore inaan gabay tirshiyo, godob ma doonayne Gadaafa iyo cay ma rabin, gaadha aadmiga e Soomaali gabigeed ma rabin, waxaan u gaystaaye Gurgurshaa hayinahaan…
The largest online collection of Somali poetry Maxamed Cabdi Qaadir Daa’uud [Stanza] wuxuu jiiftadan curiyay July 10, 1999 wuxuuna kaga jawaabayay warqad ay hooyadii usoo…
The largest online collection of Somali poetry Nimuu miriray maankii qalbiga mohoraddii nuurta Oo masaxan Quraanbaan u marin magane waa yaabe Adoo deel micnaha uga…
The largest online collection of Somali poetry 1.Carabow saf geeraar ka tagay, suuradeyn gabaye 2.Sadar kamaanan wicin meesha iyo, seydhki karameede 3.Sooreyso geel baa ilmaha,…
Lama Illaaawaan wuxuu abwaankuu kusoo gudbinayaa qiso dhab ahaan ugu dhacday oo la xidhiidha burburkii reerkiisa ee May 19, 2004. Isagoo gabayga dhexdiisa ku muujinaya…
Isagoo ka dabaakhtamaya hanjabaado badan oo kasoo yeedhay cadowga ummadda Soomaaliyeed ayuu abwaanku gabaygan tiriyey. Wuxuu yidhi: - Nin gumaysi raaciyo Axmaar, gacantii mooyaane -…
Camanje Yogol wuxuu ahaa gabayaa muctarif ah oo tixihiisu ku baaheen aadna looga xiiseeyo dhammaan degaanada Soomaalida Galbeed, kuwa Waqooyi iyo inta la ollaga ah.…
(Boggan gabi ahaantii waxaan si toos uga soo guurinay cajaladihii labada ahaa ee uu duubay Abwaan Axmed Sheekh Jaamac: gabayada iyo sheekooyinka weheliyaba) Akhris wanaagsan.Sheekada…
The largest online collection of Somali poetry Tixdaan Gabaygaa oo gaaban waxaa tiriyey Cumar Cabdinuur Nuux 8/10/02. Waxay ka hadleysaa dhibaatada waddankeenna ka taagan. Ragga…
Naazi waa gabay ka hadlaaya John Bolton, sifiirka Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay, iyo dadaalkiisii fashilmay ee uu in badan ku doonayay in la meelmariyo…