Ogaadeen macaankiyo intii, dhiigii laga miirtay Ma dhawayn mas’uulkiyo intay, madax la’aayeen e Ma hurihii Qamaan iyo Xarbi baa, ciidda hoos maraye Maxamud Cali iyo…
Haddii xaasid kula soo dago iyo, xeel ninkaa badiya Xuduud lagu heshiiyiyo haddad, xeer la dhigan waydo Maalin ay xaqiiqadu luntay oo ay, xagashu kaa…
The largest online collection of Somali poetry Wuxuu gabaygan abwaanku tiriyey mar uu joogay Nairobi oo loo soo sheegay in dagaal dhex maray laba qoys…
The largest online collection of Somali poetry Caliyow xasuus kugu dullee, walad xumaadaaye Wax badan baan xagaagii wan weyn, xawda kuu jaraye Wax badan baan…
Gabaygan waxaa tiriyey Abwaan Cabdi Saahid, wuxuuna tiriyey horraantii 1970aadkii. Waa gabay siyaasad iyo falsafad soocan ah oo uu abwaanku ugu kuurgalay wadciga xilligaa ka…
Orgigii Mudug ayaa is hortaagay is rashaxaadii faraska. Wuxuu yidhi orgigii Mudug:Farasow waxaad ku hadlaysaa, maan faqiirnimo eWaligeed fahmada way dhintaa, feedha weyniduyeFakarkaa ku yare…
The largest online collection of Somali poetry Waa gabay wadani ah oo uu abwaanku Soomaalida kula hadlay kuna dareensiiyey gaalka, gumaysiga, iyo gododkooda khayaamada ee…
Gabaygan jacaylka ah abwaanku wuxuu u tiriyey xaaskiisa. Sidduu sheegay Cabdullaahi, doobnimo ayuu ku weynaaday ka dibna guursaday gabadha uu gabaygan u mariyey. Sababtiisuna waxay…
The largest online collection of Somali poetry Jiiftadan wuxuu Maxamed Stanza kaga waramayaa dhibaatada gummeystuhu dhallinta iyo mufakiriinta dalka u geysto iyo sida ba’an ee…
The largest online collection of Somali poetry Tixdaan gabeyga ah waxaa curiyey Cumar Cabdinuur Nuux – 10/05/2002. Wuxuu welwel kamuujinayaa in xornimadii naf iyo maalba…