Press "Enter" to skip to content

Masaare

Masaare abwaanku wuxuu ka tiriyey dagaal dhexmaray Habar Yoonis iyo Abraahiin. Loolan soo jireen ah ayaa labadan qoys ka dhaxeeyey hase yeeshe sababta gabaygani waxay…

Gaal la Joog(1976)

Muuse Aaye nin la yidhaahdo oo Isaaq ah oo ay Yuusuf Colaad wada shaqayn jireen ayaa Jabuuti kolkay xornimadeeda qaadanaysay u afmiinshaaro tegay. Intii uuna…

Xaawo iyo Aadan

Gabaygan lagu magacaabo Xaawo iyo Aadan, dadka qaarkiina laga yaabo inuu u maqlay Abuuristii Aadmiga, wuxuu ka mid yahay gabayada Dhoodaan oo ay runtii adag…

Maxaa Xiga?

The largest online collection of Somali poetry Dadka wada dhashay een lahayn diirnax iyo xeebad Labada uurka soo dabataye daacad kala wayday Daayimow maxaa xigi…

Cirsan ka yeedh (1969)

The largest online collection of Somali poetry Cashadii gashaba waagu waa caynad gooniyahe … Caammadu waxay moodayaan curasho dayreede Cilmi Felegga way garan raggii caalimka…

Hal-Xidhaale

The largest online collection of Somali poetry Arintu kolkay maansada joogto waxaa is hal-xidhaaleeya laba nin ama laba kooxood oo collaad maanso ka dhaxayso. Collad…

Galow-Kiciye

The largest online collection of Somali poetry Anagu gaaniyow gacalka dhacan, waaka gubanaaye Gankaa naga xanuunsada waxii, gaadha Reer Hagare’e Gadhka iyo wadnaha buu nagaga…

Ugaas Nuur Ugaas Rooble

Sida nasoo gaadhay, Ugaas Nuur wuxuu dhashay badhtamihii qarnigii sagaal-iyo-tobnaad, waxayna beeshiisu boqratay isagoon qaangaadhin oo gaban yar ah. Wuxuu geeriyooday billowgii qarnigii 20aad. Ugaas…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r