The largest online collection of Somali poetry Nimanyahow awow iyo awow iyo abkaan sheegto Iyo aniga abidkay ma arag iibsi lacageede Adduun buu lahaan jirey…
Cabdi Saahid waa abwaan aad looga yaqaano degaano badan oo Soomliyeed. Waxaa abwaanka magaciisa si degdeg ah looga aqoonsadaa deggaanada Doollo, Doh, iyo Ciidba. Abwaanka…
The largest online collection of Somali poetry Godkii aakhiree lagugu riday jeer uunbaan galiye Naxariis gu weynbaan Rabigay kuu galiinsaday Aw Yuusuf gabaygii ahaa guur…
The largest online collection of Somali poetry Ma gartoo wixii ila gudboon waan ka gudayaaye Hadba kii i gowracahayaan garab istaagaaye Godkuu cadowgu ii jeexayaan…
Dirqi gabaygu kuma fiicaniyo, waan darooryamiye Kaga dayasho door kumanoqdiyo, xaraf la doodoone Duxna kuma leh dheef lagu dalbiyo, ugu ducee ruuxe Dardarsiintu waw darantahaye,…
The largest online collection of Somali poetry 1.Baashow daliil gabay ma jiro, nin igu doorshaaye 2.Halka dooyna laga naadiyaan, duunka weriyaaye 3.Dux markaan ka garan…
The largest online collection of Somali poetry Abshirow micnaha gabay haddaad mid iga weydiisey wiilyohow madluunbaan ahaa maalin iyo leyle intaas waan mugleeyahay sidii gorayadii…
The largest online collection of Somali poetry Wax Alla wuxuu ku maagay garan mayno, wuxuuse Qaasim gabaygan ku mucaaraday Dawladii Aadan Cadde, Allaha u naxariistee,…
The largest online collection of Somali poetry Miinka gabay murtida xooggaliyo maayado is jiidha In dhaweydba moorada sunta leh moorka kama goyne Mar haddaan Madaafiic…
The largest online collection of Somali poetry Aarkaba haddii wiilal dili laysu daba joojo Marka horre sidduu deyrka jabin ways dalliciyaaye Dabadeed ninkuu dili naftay…