Sannadkii 1973kii ayuu Cabdullaahi Dhoodaan gabaygan la baxay Jeeraaro tiriyey. Wuxuu joogay magaalada Muqdisho. Ma dhanna gabaygu, na soo gaadhsii haddii aad inta maqan hayso.…
Markay macanjileeys yeelatay, marin haboowdaaye Markii mudanayaal iyo marwaba, taa la maqashiiyo Soo maca dadaalkii markaa, looma mucurtoonin Dagaal lays maqiiqiyo colaad, maato doox noqotay…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii Ismaaciil Mire ku lahaa Guba Wuxuu yidhi: Dabkaad hurisay Cali Aadanow dogobbadaad oogtay Dambaaburada aad ololisiyo dirirta…
Camanje, Geelle, Beenaleey, Maax, Cali-dhuux: Sida la wariyey, niman Isaaq ah ayaa Xuseen Yogol Furre oo ku magac dheeraa Camanje ku eedeeyey inuu neef geel…
Hararkiyo kabdaha lays dul dhigay, sida haldhaa baalkii Hilibka cusub haydaari wan iyo, sogob la hoogaanshay Hadhuub laban caanaha Hoyaad, halab karuurkeeda Habkaad igu baayici…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygan iyo masiibo ayuu abwaanku isku maalin tiriyay, isku ujeedo iyo hadafna way ahaayeen. Hadaad rabto inaad ogaato…
Gabayaaga Soomaaliyeed ee gabowga ka gabyey waxaa ka mid ah Aadan-gurey Maxamed Cabdille. Aadan wuxuu si niyad ah oo aad u qurux badan u xusay…
The largest online collection of Somali poetry Deelayada maansada marbaa lagu danbaabaaye Marna waa dariiq toosan iyo dib u heshiisiine Marna waa dagaal oo waxbaa…
The largest online collection of Somali poetry Isagoo roobdoonaya Rabbina uga dacwoonaya abaar baahday oo ku habsatay degaanka Soomaaliyeed oo dhan ayuu abwaanku tiriyey gabaygan:…
Taah Calan waxaa tiriyey abwaan Aabi Duulaa Mohamed bishii Luulyo 1, 2003 oo ku beegnayd markay xoroobeen gobolada koonfureed islamarkaana ay midoobeen labadii gobol ee…