Laamlaydan taariikhdeeda haddii aad hayso fadlan nasoo gaadhsii. Wuxuu yidhi: Dhallaan jagiyo luuf dheelayaa amase leylaystay Mid la yidhiye waxay looli waa laba ciyaaroode Dhir…
Aw Faarax Jibriil oo ah Maalinguur ayaa gabaygan hoose u diray Camanje iyo Abasguul oo markaa collaadi u dhexaysay. Jawaabtii Abasguul kasoo bixiyey gabaygan iyo…
Qamaan ayaa in muddo ah aamusay oo hadal laga waayey isagoo ka xun haweenaydiisii oo isaga oo aan dhiman furina lagu sheegay inay reerkoodii i…
Waa gabay ka mid ah gabayadii ay isdhaafsadeen Fakad iyo raggii la safnaa ee Ogaadeen iyo kuwii Isaaq 1980aadkii. Gabaygu wuu dheeryahay markuuse meel dambe…
Dabayaaqadii 1973kii ayuu Cabdullaahi Dhoodaan tiriyey gabaygan la magacbaxay Isweydiin. Gabayga waxaa ku jira ugu yaraan 62 su’aalood oo uu abwaanku weydiinayo ummadda Soomaliyeed, doonayana…
The largest online collection of Somali poetry Magaaladan Wajaale ah maxaa, weerar soo galaya Maxaa ceel wadaameed ka qodan, laga waraab qaato Wadda halaq maxay…
Likaaco wuxuu Cabdullaahi Dhoodaan mariyey horraantii 1970aadkii, wuxuuna ku tiriyey Muqdishu. Likaaco waa gabay aad u murti badan. Wuxuu ku billaabay hordhac gaaban oo sifanaya…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii 1aad ee Banfis Raxan raadka waxa iigu wacan, rixinka Somaale Raxmaad da’ay ramaas iyo xareed, rayska iyo…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii 2aad ee Yuusuf Colaad In dhawayba deelayda gabay, kuma dadaalayne Wakhtigaa igu daadihinayee, doon is ma lahayne…
The largest online collection of Somali poetry Gabay la sheegay in Samatar ku lahaa Guba. Ma xaqiijin karro in gabaygani guba ka mid ahaa, laakiin…