The largest online collection of Somali poetry 1.Adaa Soobir-gaydhooy sir qaba, oon samaan wadine 2.Dadku wuu sarquumaa ninkaad, saaxib noqotaane 3.Salaadaha udgoon iyo cilmiga, wuu…
Aadan Carab wiiluu dhalay ayaa in badan caano isiiyaay ku ooyey markaas ayuu abwaanku damcay inuu tusaaleeyo sabiga in geela iyo caanihiisu aysan ku iman…
Gabaygan abwaanku wuxuu tiriyey 1980kii. Sababtiisu waxay ahayd, Raadiyihii Harar ka bixi jiray ayaa waxaa sanadkaa maamulkii gobolkii Hararghe la odhan jiray oo kan Soomaalidu…
Gandaal wuxuu gabaygan tiriyey 1988kii. Wuxuu u jawaabayey nin Dheeg la yidhaahdo oo Isaaq ah. Gabayga Dheeg waxaa ka mid ahaa beydadkan. Siddii ayax diyaaridi…
Sida muuqata, gabaygani wuu dhutinayaa oo ma dhammaystira, hubaalna ma aha tartiibta ay meerisyadu u kala horreeyeen. Taagtaydu intan unbay hadda heshay. Qaybta maqan keen…
Gabaygiisii hore, Dood Waayeel, ee waanada iyo tusaalaynta ahaa markuu Cali Banfis dhag u dhigi waayey, dacdaradii uu Yuusuf uga digayna markii ay ku habsatay…
Gabaygii 9aad ee Silsiladdii Rayad ahna gabaygii 1aad ee Maxamuud-bidhiidh Maxamuud Axmed Cali [Bidhiidh] ayaa Silsiladdii Rayad soo galay. Wuxuu Bidhiidh u jawaabayaa Cali-dhuux isagoo…
The largest online collection of Somali poetry Usha dheer markaan geelayaga, ugubka soocaayey Aydinkeeda qaalmaha markaan, u intihoon waayey Aloos iyo markaan miigganoo, ololasha laameeyey…
The largest online collection of Somali poetry Walbahaari maayoo naftani, Waaxidkaw talinne Wallaala iima joogoo uumiyihii, waa horuu lumaye Hadduu Faarax waylaaqtan geli, ma anan…