Press "Enter" to skip to content

Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Axmed Siilaanyo

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo VOA-da la soo xiriiray ayaa ka tacsiyeeyay geerida Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Cabdi Xaashi ayaa tacsi u diray qoyska Marxuum Siilaanyo iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay. 

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r