Press "Enter" to skip to content

Buug ku saabsan dowlad dhiska Soomaaliya oo lagu soo bandhigay Muqdisho

Qaar kamid ah xubnaha golaha wasiirada XFS ayaa ka qeybgalay Munaasabad ka dhacday Magaalaa Muqdisho oo lagu soo bandhigay buug ka hadlaya dowlad-dhiska Soomaaliya.

Munaasabaddaan ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Wasiirka Waxbarashada XFS iyo Masuuliiyiin kale oo lagu martiqaaday xafladdaasi.

Masuuliyiin kala duwan ayaa ka hadlay xafladdaasi,iyagoo boogaadiyay bandhigga buugga Dowlad-dhiska Soomaaliya oo lagu soo gudbiyay ama xambaarsan aragtiyo wanaagsan oo ku aadan dowlad-dhiska iyo habka ugu habboon ee loo marki karo.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 120 seconds

T a a g e e r