Press "Enter" to skip to content

Borama: Dab muddo toddobaad ah gubaya beero iyo guryo

Beeraleyda deegaanno ka tirsan gobolka Awdal ayaa khasaara xoog leh uu kasoo gaaray dab gubay guryo ay ku noolaayeen iyo dalagyadii ay ku tabceen beerahooda.

 

Dadkaasi oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in dabkaasi oo aan la garaneyn cidda hursay uu muddo todobaad ah guryahooda gubaaye, khasaare badanna geystay

. Haashim Shekh Cumar oo la kulmay dadka dhibku soo gaaray ayaa warbixintan ku eegaya.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r