Press "Enter" to skip to content

Boqollaal qof oo indhaha loogu fiiqay Isbitaalka Dhagaxbuur

In ka badan 500 oo qof ayaa ka faa’iideystay olole caafimaad oo indhafiiqis ah oo muddo hal todobaad ah ka socday Isbitaalka Guud ee magaalada Dhagaxbuur ee Dowlad-deegaanka Soomaalida.

Wariyaha VOA-da ee Jigjiga, Maxamed Cabdiraxman Gaataa ayaa howlahan indha-fiiqista ah ka wareystay, Agaasimaha Isbitalka Dhagaxbuur, Dr Cabdiraxman Maxamud Cumar.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r