Press "Enter" to skip to content

Booliska Soomaaliya oo xiray dhalinyaro ku Eedeysan qalqal-gelin amni

Muqdisho (SONNA):-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin dadweyne iyo qalqal-gelin amni.

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Macallin Mahdi, ayaa sheegay in eedeysanaha la horgeyn doono maxkamadda awoodda u leh si sharciga loo waafajiyo.

Sidoo kale, Ciidanka Booliska ayaa xiray eedeysane Yuusuf Xasan Cali (Yuu Boss), kaas oo isagana loo haysto ku lug lahaanshaha kicin dadweyne iyo qalqal-gelin amni.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r