Booliska Soomaaliya oo kaashanaya kan Adduunka ee Interpol ayaa waddanka South Sudan kasoo qabtay Zakariye Cali Axmed Cosobow oo ka tirsanaan booliska Soomaaliya, kaas oo ku eedeysan inuu dilay Xiddigle Cali Xasan Siyaad oo ay ka wada tirsanaayeen booliska.

Booliska Soomaaliya iyo Interpol oo South Sudan kasoo xiray askari dil ku eedeysan
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.