Taliska Booliska Somaliland ayaa ka warbixiyay falal amni darro iyo dilal dhowr ah oo toorrey loo adeegsaday oo maalmihii lasoo dhaafay lagula kacay saraakiil ka tirsan isla ciidanka booliska.

Booliska Somaliland oo ka warbixiyey saraakiil lagu dilay Hargeysa
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalaya shir heer wasiir oo ka socda Dooxa
- Dib-u-furista Xarumaha Diiwaangelinta Dadweynaha ee Gobolka Banaadir
- Hay’adda SoDMA oo kulan xog-wareysi ah ku qabatay Laaacaanood
- Shirka Madasha Caalamiga ah ee Dhaqanka oo lagu soo Afmeeray Ruushka
- Taliyaha CXD oo abaalmariyay Geesiyaashii Fashiliyay Weerarkii Ceeldheer
Comments are closed.