Press "Enter" to skip to content

Booliska oo Muqdisho ka billaabay dagaal ka dhan ah maan-dooriyaasha

MUQDISHO — Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray, amarro adag oo ka dhan ah isticmaalka iyo ka ganacsiga mukhaadaraadka dalka lasoo galiyo, kadib markii Sabtidi ay soo bandhigeen caddad daroogo ah oo magaalada Muqdisho ay ku qabteen.

 

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa noo diyaariyay, Cabdulqadir Samakaab.

 

Comments are closed.