Press "Enter" to skip to content

Beesha Caalamka oo bayaan kasoo saartay colaadda Laascaanood

Diblomaasiyiinta matalaya waddamada iyo ururrada caawiya Soomaaliya ayaa sheegay inay si adag u cambaareynayaan sii hurinta colaadda Laascaanood, oo ay ka mid yihiin wararka sheegaya in dagaalku ku fiday bannaanka magaalada, sida lagu sheegay war saxaafadeed ay soo saareen maanta. 

Comments are closed.