Press "Enter" to skip to content

Barnaamijka Dhallinyarada: Doorka Dhallinyarada ee horumarka bulshada

Barnaamijka Dhallinyarada waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay dhallinyarda ku leeyihiin horumarka bulshada. Waxaa magaalada Laascaanood ka soo diray Cabdikariin Cabdullaahi Olol.

 

Comments are closed.