WASHINGTON – Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu ku saabsan yahay wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Barnaamijka waxaa toddobaadkan marti ku ah Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Caddaala. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Comments are closed.