Press "Enter" to skip to content

Barn. Martida Makarafoonka: Cadaani Hirmooge

WASHINGTON – Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah, Afhayeenka Ururka ONLF Cadaani Hirmooge oo ku sugan gobolka Minnesota ee Mareykanka. Waxa uu ka hadlayaa sanad-guurada 39-aad ee aas-aaska ONLF iyo in uu gaaray ujeedkii loo unkay. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r