Press "Enter" to skip to content

Barn. Caweyska Washington: Xildhibaan Aamina Eelaay

WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaysa Xildhibaan Aamina Maxamed Mursal (Aamina Eelaay) oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran oo ay soo diyaarisay Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r