Press "Enter" to skip to content

Barakacayaasha Muqdisho oo ka walaacsan cunto yari

Muqdisho — Qoysas barakac ah oo ku nool xeryo ku yaalla degmada Daayniile ee magaalada Muqdisho ayaa ka walaacsan xaalad cunto-yari ah iyo dayacaad haysta, xilli lagu jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan-Kafi Qoyste.

 

Comments are closed.