Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; Ilaalinta xogta shaqsiga ee Soomaaliya, iyo heerka ay le’eg tahay dhowristeeda iyo ilaalinteeda, ayada oo dhowaan baarlamanka Soomaaliya la horgeeyey sharciga dhowrista xogta dadweynaha.

Bandhigga VOA: Soomaaliya iyo ilaalinta xogta shaqsiga
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.