Baarlamaanka maamul goboleedkja Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah doortay hoggaankooda. Doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa xubnaha baarlamanku waxay ku doorteen guddoomiyaha baarlamanka iyo labada guddoomiye ku-xigeen.

Baarlamanka cusub ee Jubaland oo maanta doortay guddoon
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.