Xilli Deegaanada Jubaland ay ka billawdeen doorashooyin gaar ah oo uu qabsanayo maamulka Jubaland ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada ay soo jeedinayaan siyaasiyiinta ka soo jeeda Jubaland, kuwaas oo dalbanaya in madaxweyne Axmed Madoobe uu ku soo laabto miiska wada hadalka.

Axmed Madoobe oo wada-hadal loogu baaqay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.