Madaxda Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC), ayaa aqbalay codsiga ay Soomaaliya horey ugu dirtay oo ay ku dooneyso inay xubin kaga noqoto suuqa dhaqaalaha ee…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay war-murtiyeedkii kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaran iyo heshiiska ay ka gaareen hannaanka doorashooyinka dalka. Waxaa soo…
Magaalada Muqdisho ayaa dhowaan lagu qabtay Carwada buugaata taasoo lagu soo bandhigay buugaag kala duwan oo ay qoreen qoraayaal rug caddaa ah iyo kuwo da’yar.…
Laba sarkaal oo dhinaca amniga ah ayaa u sheegay idaacadda VOA Somali in dagaallo qaraar ay ka dhaceen magaalada Masagawaay maanta kadib weerarkii ay Al-Shabaab…
Ururada Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray talooyin iyo aragtiyo ku aadan heshiiskii ay dhowaan magaalada Muqdisho ku gaareen madaxda Dowladda Federaalka iyo…
Maamulka gobolka Awadal ee Somaliland ayaa maanta sii daayey dad xirnaa muddo 20 maalmood ah, kuwaas oo lagu soo xiray dibadbaxyo ka dhacay magaalada. Sii…
Madaxweynaha ayaa khudbad uu u jeediyey xildhibaanada labada aqal wuxuu kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha doorashooyinka. Sii akhri
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halka uu taagan yahay dhaqaalaha Soomaaliya iyo isbeddelada ku yimid sanadihii ugu dambeeyey. Waxaa soo jeedinaya…
Guddoomiyihii degmada Bardaale Maxamed Isaaq Caracas iyo ku xigeenkiisa ayaa xilka laga qaaday. Guddoomiyaha oo ay VOA la xiriirtay ayaa sheegay inuu aqbalay xil ka…
Militariga Uganda ayaa qiray in qaar ka mid ah askartooda ay u gacan galeen ururka Al-Shabaab kadib weerarki ay Jimcihii mintidiintu ku qaadeen saldhiggooda milatari…










